Qaar ka tirsan raggii weeraray xabsiga Boosaaso oo la soo bandhigay, Xog sir ahna bixiyey

Maamulka Puntland ayaa soo bandhigay qaar ka tirsan Xoogagii Alshabaab ee weeraray xabsiga magaalada Boosaaso iyo qaar kamid ah maxaabiistii ka baxsatay xabsigaas ee ka tirsanaa Alshabaab balse markii dambe la soo qabtay. Weerarkii xabsiga Boosaaso ayaa kamid ahaa weeraradii ugu xoogganaa ee Alshabaab ay ka geystaan Puntland, waxaana u suurto gashay in la baxaan … Continue reading Qaar ka tirsan raggii weeraray xabsiga Boosaaso oo la soo bandhigay, Xog sir ahna bixiyey